Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Dibadiisa

0
561

Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Dibadiisa

Hargeysa (Dalmar-News):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa socdaal ugu baxaaya Dalka Ingiriiska.

Lama oga muddada uu qaadan doono socdaalka Guddoomiye Cirro ee Ingiriiska, balse waxa la filaaya inuu kulamo la yeesho Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Dalkaas iyo tageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Ingiriiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here