Dagaal Cusub Oo Laga Dhex Hurinaayo Raveena Iyo Twinkle Akshay+SABABTA

0
1086

Dagaal Cusub Oo Laga Dhex Hurinaayo Raveena Iyo Twinkle Akshay+SABABTA

Atirishada caanka ah Raveena Tandon ayaa maalmo kahor ka hadashay kiiska caanka ah ee ka dhaxeyo Tanushra Dutta iyo Nana Patekar markii hore Ranveena waxay Nana ku tilmaamta in waxaas ka suurobin.

Balse markii dambe si weyn ayee u garab istaagtay Tanushra Dutta oo waxay tiri iyadoo hadleysa,”waa wax laga xumaado in sidaa loola dhaqmo atirisho caan ah oo Bollywoodka katirsan xaqiiq ahaan waxaan la yaabanahay sababta dadka arinkaan oga aamusan yihiin.”

“Maxaa looga hadli la’yahay marba hadii atoorayaasha xaaslayaasha ah ay ku tumunayaan mustaqbalka faneed iyo midka nololeedba ee atirishooyinka waa wax laga naxo arinkaa.”

Hadalkaas ay tiri saxaafada qaar iyo dadkale ayaa buun buuniyeen waxayna sheekada u bedeleen in arinkaan Raveena ay ku dureyso jilaaga caanka ah Akshay Kumar oo isaga ay ula jeedo qofka 90-maadki atirishooyin badans oo qayaamay.

Raveena ayaa ka carootay hadalka in dhankaa loo gadiyo hadalkii ay tirina lagu lifaaqo Akshay Kumar iyo xaaskisa taasna dagaal cusub ka dhalan karto iyada iyo Twinkle Khanna waxayna tiri Ranveena oo arinka kahortageysa.

“Dadka qaarkood wa wax ma garato iyagoon wax la soconin sido kalena nolosheyda hore wax ka ogeen ayee waxee doonan isaga hadlayaan war waxa aan ka hadlaayo kaliya ma ahan nolosheyda gaarka ah ee waxaan tilmaamay wax dumar kale ku dhacayaan.”

“Sida goobaha shaqo, waxbarashada iyo meelo kale oo lamid ah waxaan ka hadlayaa dhibka Tanushra heesto maanta iyo dumar kale horey uqabsadeen ama qabsan karo ee kama hadlaayo shaqsi gaar ah kumana socdo hadalkeyga meesha aad u leexiseen.”

shaqsiyaadkan ayaa Raveena weydiyeen inee ula jeedo Twinkle Khanna seygeeda Akshay kumar kaaso 90-maadkii xiriir qarsoodi ah la lahaa Raveena run ahaanti hadalkaan Twinkle wey maqashay ama maqli doonta balse Raveena inta aysan Akki iyo Twinkle ka hadlin sheekadan ayee ka hortagtay weyna damisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here