Soomaaliya oo noqotay dalkii 178aad ee saxiixay qaraarka Qaramada Midoobey ee ee dhowrida Xuquuqda Dadka……

0
584

Soomaaliya oo noqotay dalkii 178aad ee saxiixay qaraarka Qaramada Midoobey ee ee dhowrida Xuquuqda Dadka……

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya Deeqa Yaasiin ayaa maanta xarunta Qaramada Midoobey ee New York ku saxiixday qaraarka Qaramada Midoobey ee dhowrida Xuquuqda Dadka Naafada.

Soomaaliya ayaa noqoneysa dalkii 178aad ee saxiixa qaraarka Qaramada Midoobey ee dhowrida xuquuqda dadka Naafada, iyadoo dowladda Soomaaliya horay u meel marisay sharciga xuquuqda dadka naafada.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay u meel marisay sharciyo u yaalla Qaramada Midoobey, waxaa horay u saxiixday sharci mamnuucaya askareynta Carruurta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here