DEG DEG  ” Madaxweynaha Waxaanu Isku Heynaa Diinta Islaamka ..” Jaamac Shabeel Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistiisa+MUUQAAL

0
681

DEG DEG  ” Madaxweynaha Waxaanu Isku Heynaa Diinta Islaamka ..” Jaamac Shabeel Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistiisa+MUUQAAL

Hargeysa (Ilays-News):- SIyaasi Jaamac shabeel
ayaa waxaa uu goor dhaweyd si kulul uga Hadley xil ka qaadistii shalay lagu sameeyey oouu ku tilmaamay mid aanay waxba ka jirin

Sidoo Kale siyaasi Jaamac shabeel ayaa sheegay in aaney madaxweynaha isku heynin khilaaf xisbiga Kulmiye gudihiisa ah balse ay isku hayaan diinta Islaamka kadib markii uu madaxweynuhu saxeexay xeerka kufsiga

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/WyRpbgf5NbM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here