Sedex Suaal Oo Google-ka Marwalba La Weydiyo Kuna Saabsan Hritik Roshan Iyo Jawaabahoda!!

0
1008

Sedex Suaal Oo Google-ka Marwalba La Weydiyo Kuna Saabsan Hritik Roshan Iyo Jawaabahoda!!

Hirtik Roshan waa mid kamid ah jilayaasha calaamka loogu jecelyahay maanta kaaso daafaha caalamka kuleh taageerayaal fara badan qaarkoodna ku riyoodaan inee mar uun arkaan xidigaan.

Hadaba Google-ka India ayaa had iyo jeer xidigaan laga weydiyaa suaalo kusaabsan noloshiisa gaarka ah iyo shaqadiisaba inta badan suaalahas kama jawaaban Google-ka sababo ayag ugaar ah aawged.

Balse sedex suaal oo ah sedexda suaal ugu badan ee Google-ka mudadii u dambeysay la weydiyay kuna saabsan HR ayaa waxaa ka jawaabeen shabakadaha caanka ah ee wararka Bollywoodka qoraan sida Bollywoodlife oo kale oo sedexdaan suaal ka jawaabtay.

Fadlan halkaan hoose kaga bogo sedexda suaal ee Google-ka la weydiyay kuna saabsan Hritik Roshan taageerayaashisa caalamkana jecelyihiin jawaabahas inee ogaadan..

Suaasha kowaad: Hritik asal ahaan ma Bengali ayuu kaasoo jeeda waan ku wareernay fadlan hadii aad heysaan jawaab saxsan nala wadaaga?

Jawaabta Bollywoodlife: Maya xaqiiq ahaan Hritik Bengali ma ahan balse ayeeydiisa Iran Roshan ayaa Bengali kasoo jeeda taaso guursatay qoys Punjabi ah una dhaxday sido kale Hritik xili uu sanadkii hore xayeysiin usameenayey filmkiisa Kaabil  waxuu sheegay in Bengali dhan ka yahay waxuu yiri.

“aniga asal ahaan Bengali ma ahi balse markii ugu horeysay ee aan goob fagaaro ah kasoo muuqdo waxay ahed sanadkii 2000 markaaso ayeeydey dhanka aabaha guul wacan iirajeesay bandhigii aan ka qeyb qaadanayey sidaa aawged Bengali udhalad ma ahi balse dhiig Bengali ayaan leeyahay.”

Suaasha labaad: Hritik Roshan halkuu joogaa waqtigaan oo laga heli karaa?

Jawaabta Bollywoodlife: run ahaanti ma garaneyno meesha saxda ah ee uu waqtigaan joogno dabcan gurigiisa ayuu jooga balse sida guud waxuu ku mashquulsanyahay duubista filmka Yash Raj Films iska leeyihiin ee Tiger Shroff la jilaayo.

Suaasha Sedexaad: Waxaan doonaya inaan ku ciyaaro ama Dance u muujiyo sida Hritik Roshan oo kale qaabkee ayaan usameen karaa?

giphy

Jawaabta Bollywoodlife: dabcan hadii aad dadaal badan iyo tabobar badan u gasho waad sameen kartaa iskuday waxwalbo waa la iskudayaa marka iskuday wacan waxaa macquul ah in xitaa sidiisa ka wanaagsan aad u ciyaarto.

Dhamaad..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here