DAAWO : Mucjisada uu la kulmay Madaxweynaha Kuuriyadda Koonfureed Oo Weli Ku Sugan Dalka Kuuriyadda Waqooyi

0
763

DAAWO : Mucjisada uu la kulmay Madaxweynaha Kuuriyadda Koonfureed Oo Weli Ku Sugan Dalka Kuuriyadda Waqooyi

Kuuriya (Dalmar-News):- Madaxweynaha dalka Kuuriyadda Koonfureed ayaa soo dhoweyn weyn kala kulmay dalka Kuuriyadda Waqooyi, iyada oo ay weli dalkaasi ka socdaan soo dhoweynaha loo samaynaayo madaxweynaha Kuuriyadda Koonfureed.

Waxaanu kulano la qaatay madaxweynuhu dad kala duwan oo ka socda qaybaha bulshadda ee dalka Kuuriyadda Waqooyi ,isaga oo dawladda dalkaasina kala hadlay arrimo badan oo labada dal khuseeya.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan :

https://www.youtube.com/watch?v=WmEwSb64tKY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here