MUQDISHO : Aqal Sare Oo Soo Saaray Liiska Wafuuda Loo Dirayo Maamul Goboleedyada

0
617

MUQDISHO : Aqal Sare Oo Soo Saaray Liiska Wafuuda Loo Dirayo Maamul Goboleedyada

Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdllaahi ayaa waxaa lagu soo bandhigay Magacyada Guddi Aqalka Sare u xilsaareen xalinta khilaafka dowladda iyo dowlad Goboleedyada.

Waxaa qoraalka lagu sheegay in Maamul Goboleedyada loo dirayo guddi laga soo xulay Xubnaha Aqalka Sare.

Guddiga la magacaabey ayaa ka kooban min 10 xubnood oyo howlwadeeno,waxaana koo sameeyey guddoomiyeyaal,iyada ooa digaarin.

    

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here