Hrithik Iyo Kangana Oo Mar Kale Dagaal Weyn Dhex Mari Doona

0
1092

Hrithik Iyo Kangana Oo Mar Kale Dagaal Weyn Dhex Mari Doona

maalintii shalay ahayd waxaa lasoo saaray sawirka ama kaartada filimka Hrithik Roshan kaaso lagu magaacbo Super 30 Hrithik ayaa ku matalaayo filimkaan nolosha macalinka Hindiya caanka ah Anand Kumar

kaasi oo bilawgii qarnigaan arday badan si wacan u baray xisaabaadka soona kordhiyay barnaamijyo xisaabaadka dhanka Kumbiyuutarka sahlaan oo ay dowlada Hindiya

wan ogeyn dhibaatada haysata kangana filimkeeda Manikranika-Queen Of Jhansi kuwaaso waayeen aktar muhiim u ahaa sonu sood iyo director filimkaas ninka lagu Magacaaba Krish

sababo la xariira iyagoo ka caroodayn fara-gelimta ay kangana ay labadooda ay ku samaysay hadde midaas waxaa filimkaas ugu sii daran in maalinta ay qorsheytayn ee ahaa maalinta jamhuuriga uu Hrithik shaaciyay in isaga uu filimkiisa uu tiyaatarada saaran doono isla maalintaas

waxaan la filaayay in usbuuc uu Hrithik ka dambayn doono filimka kangana laakiin Hrithik waxa uu Yiri maalinta jamhuuriga aniga ayaa iska leh taaso caqabad weyn ku ah atariishada Kangana iyadoo Hrithik uu maalintan uu isaga jecel yahay xitaa sanadkii hore waxa uu maalinta jamhuuriga uu saartay tiyaatarada filimkiisa kaabil

Ranaut Kangana iyo Hrithik waxaa dhex-martay murankii iyo doodii ugu xumeed ee gudaha Bollywood ka dib fashil ku yimid xariir jaceyl ee ka dhexeeyay labada dhinac hadda waxa mar kale dhex mari doona dagaal culus weilba dhinaca Boxx-Oficce ka waxaan labada filim la daawan doona 25 January oo ah maalinta jamhuuriga aan ka war sugno cid reer u harta .

 

 

 

Xigasho : Filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here