Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Galay

0
745

Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Galay

Waxaa maalintii labaad galay shirka Iskaashiga Maamul Goboleedyada ee Soomaaliya kaas oo shalay ka furmay magalada Kismaayo.

Furitaanka shirka ayey madaxda maamul goboleedyada shalay ka soo jeediyeen eedo ay hawada u mariyeen madaxda dowladda Federaalka ah.

Maanta ayaa  la filayaa in Shirkooda ay halkaasi ka sii wadaan Madaxda Dowlad Goboleedyada,iyada oo markale ay siweyn uga hadli doonaan xaalada Siyaasadeed ee dalka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya weli wax war ah kama aanay soo saarin shirka madaxda dowlad goboleedyada uga furmay kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here