Xukuumadda Oo Kornayl Caarre Ku Eedaysay In Uu Dil Ka Geystay Gobolka Sanaag, Mushaharkii Ciidanka-na La Baxsaday Iyo Inay Diyaar U Tahay Wada-hadal Nabadeed

0
681

Xukuumadda Oo Kornayl Caarre Ku Eedaysay In Uu Dil Ka Geystay Gobolka Sanaag, Mushaharkii Ciidanka-na La Baxsaday Iyo Inay Diyaar U Tahay Wada-hadal Nabadeed

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Kornayl Siciid Cawil Caarre, horre dil uga geystay deegaanka Ceeryaan ee gobolka Sanaag, sidoo kalena uu dhacay lacag ciidamada Somaliland la haayeen.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Boos Mire Maxamed, oo Xukuumadda u hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland diyaar u tahay Haddii uu nabad doonayo Caarre, in ay la hadasho, haddii uu dagaal soo qaadana uu jawaabtiisa heli doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here