Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Toronto Canada

0
974

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Toronto Canada

Canada (Dalmar-News):- Waxaa shalay subax magaalada
Toronto ee dalka Canada, gaar ahaan xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Weston and Lawrence, lagu dilay wiil Soomali ah oo da’diisa lagu sheegay 30 jir. Wiilkan oo magacsiisa la yiraahdo Kaafi Bashiir Bahweyn ayaa waxaa toorrey ku dilay dhllinyaro kale oo la sheegay in ay iyaguna ahaayeen Soomaali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here