DAAWO “Anaga Ayaa Leh Dumeera Ilaa Lowya-Cado Waana Aanu Ilaashaneynaa ..” Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele

0
901

DAAWO “Anaga Ayaa Leh Dumeera Ilaa Lowya-Cado Waana Aanu Ilaashaneynaa ..” Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele

Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa khudbad u jeediyay shacabka reer Djibouti, maalintii munaasibadii Ciidda Carafo, waxaanu shacabka uga waramay waxyaabo badan oo ku xeeran dalka Djibouti.

Madaxweyne Geele, wuxuu farriin u diray dad uu sheegay inay ku doodaan inaanay Djibouti lahayn shacab badan oo suuq ganacsi leh

Sidoo kale Madaxweyne Geele waxaa uu si cad u sheegay in Dumeera ilaa Lawya-cado ay tahay dhul ay leedahay dalka Jabuuti

https://www.youtube.com/watch?v=SYCer4aaXS8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here