DAAWO : Goos Goos Yar Oo Laga Soo Bandhigay Salman Khan Filimkiisa Bharat

0
831

DAAWO : Goos Goos Yar Oo Laga Soo Bandhigay Salman Khan Filimkiisa Bharat

Maanta  15  August  waa  maalinta  xurnimada  Hindiya  sidaa  daraadeed  jilaa  walbo  filimkiisa  ayuu  kaarto  ama  muuqaal kasoo  bandhigaaya  si  taageerayaashiisa  ula  dabaal  dago  maalintaan  weyn.

Mega  Star  Salman  Khan  ayaa  soo  bandhigay  muuqaalka  koowaad  ee  filimkiisa  Bharat  ama  goos  goos  yar  uu  kasoo bandhigay  filimkiisa  Bharat  asigoo  ugu  tala  galay  taageeerayaashiisa  inay  kula  dabaal  dagaan  maalintaan  weyn. ‘

Bharat  oo Director-ka ah Ali Abbas SafaSalman  Khan  waxaa  la  jilaayaan Katrina Kaif,  Disha Patani,  Tabu,  Sunil Grover,  iyo  Nora fatehi,  waxaana la daawan doona Eid 2019.

Fadlan hoos ka daawo goos goos yar ee laga soo bandhigay filimka Bharat A Jouney Of A Man And A Nation Together.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here