Boqolaal waxyaabo qarxa ahoo laga helay waqooyiga Itoobiya

0
648

Warbaahin maxalli ah ayaa kusoo warrantay in boqolaalhub ah lagu qabtay waqooyiga Itoobiya.Mas’uuliyiin ku sugan gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya waxay sheegeen inmeel buunddo ah hosteed kaheleen ilaa 425 alaadaha qarxo oo lagu qariyay halkaasi.Hubka ayaa la sheegay in la qorsheyanayay in loo daabulo caasimmada gobolkaTigreega ee Mekele.Mana cadda waxaa la doonayay in loo adeegsado waxyaabahan qarxa.Tirada bulshada qowmiyaddaTigreega ah ayaa ah mid yardalka Itoobiya marka loo barbardhigo bulshooyinka kale, xisbiga Tigreega ee TPLF ayaa muddo tobbonaansanno ah hoggaaminayay dalka Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here