Guddoomiye Cirro Oo Safar Deg-deg Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya

0
667

Guddoomiye Cirro Oo Safar Deg-deg Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxaa uu maalintii khaamistii uu safar deg-deg ah ugu baxay magaalada Addis Ababa Ee dalka Itoobiya.

 

Ma jiraan warar faah-faahsan oo ka soo baxay ujeedada rasmiga ah ee safarka guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro uu ku tagay Itoobiya.

 

Waxaana uu safarkan Gudoomiye Ciro ugu baxay dalk Itoobiya uu ku soo beegmayaa xilli ay dalka Itoobiya gaar ahaan deeganka Soomaalida ay ku jirto xaaalado jahwareer isla markaana uu is casilay madaxweynihii hore xabsi guri ku ku yahay Magaalada Addis Ababa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here