Taajir Sucuudiga U Dhashay Oo LacagBadan Galiyay Baraha Bulshada

0
677

Riyaadh (DN):- Ninka hodanka ah ee reer Sucuudi Carabiya Amiir Calawiid Binu Dhalaal ayaa shirkadda baraha bulshada ee Snapchat ka iibsaday saami dhan 2.3%, wuxuuna ka bixiyay $250 milyan oo doolar.Maalgalintan cusub ayaa waxa ay timid xilli shirkadani ay la daalaa dhacayso dhisida kalsoonia dadka maalgashadayaasha ah.Dadka isticmaala shirkadan ayaa hoos u dhacay boqolkiiba 2%, kuwaas oo wadarta gaaraya 188 milyan oo qof.Amiir Calawiid ayaa amaanay shirkadda Snapchat oo muuqaalada lagu duubo, laguna sheekeysto.Horey ayuu maalgashi ugu sameeyay shirkadda Twitter-ka oo ka mid ah kuwa ugu caansan adduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here