Siilaanyo Oo Maanta La Filaayo Inuu Hargeysa Ka Soo Dego Iyo Xubno Xukumadiisi Ka Mid Ah Oo Soo Dhawayntiisa Ku Foogan+ [Moganaanta Xukumada Muuse]

0
602

Hargeysa (DN):-Madaxwaynihii Hore Soomaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa La Filayaa Inuu Maanta ka Soo Dego Garoonka Diyaradaha Ee Magalada Hargaysa Ee CigaalvMadaxwaynihii Hore Silaanyo Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Ku Maqnaa Wadanka Isku Taga Imaraadka Carabta Kaasi Oo Ku Soo Qaadanayay Naasasho Ka Dib Markii U Dhamaaday Muddo Xileedkii U Qaranka Soomaliland U HayayMagalada Hargaysa Ee Caasimada SoomalilandAyaa Laga Dareemayaa Soo Dhawaynta Madaxwaynihii Hore Ee Soomaliland Oo Ay Qabanqaabinayaan Xubno Ka Mid ahaa Xukumadiisii Oo Isku Jira Wasiiro,Ku Xigeeno,Agaasimayaal Iyo Xilal Kale Duwan Kasoo Qabtay xukumadiisi Kuwaas Oo Iska Yimid Gooboladda SoomaiilandHadaba Waxa Iswaydiin Mudan Xubnaha Ku Jira Xukumada Muuse Biixi Masoo Dhawayn DoonaMadaxwyanihii Hore Oo Ku Abtirsada Xisbiga Kulmiye Mise Waxa Ay Noqondoonta Mid Ay Ku Koobnaata Xubno Ka Mida Xukamadiisi Oo Aan Xilal Ka Haynin Xukumada Hadda Talada HaysaXubnahan Soo Dhawaynayaa Madaxwayne Silaanyo Ee Ka Tirsana Xukumadiisa Ayaa IskuJira Xubno Kale Aragti Duwan Oo Badankoodi Saluugsan Yihiin Hanaanka Habsami Socod Ee Xukamada Madaxwayne Muuse U Wado,Halka Qaarkoodna Ay Ka Rajaynayaan Inay Xilal Ka Qabtaan Xukumadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here