Kaalinta Hagbadu ay ku leedahay dhaqaalaha Soomaalida

0
745

Warsame Maxamuud Axmed oo ah agaasimaha qeybta cilmi baarista ee jaamicadda Hargeysa ayaa wuxuu shirweynihii daraasaadka Soomaalida ee lagu soo gebogabeeyay jaamicadaasi dhowaan uu kusoo bandhigay daraasad uu sheegay inuu soo waday shantii sano ee lasoo dhaafay.Daraasadan ayuu sheegay inay ku saabsaneyd hagbada ama ayuutada iyo kaalinta ay ku leedahay dhaqaalaha Soomaalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here