Pakistan Oo Looga Dareeray Doorasho Xasaasi Ah + [ Yaa La Dooranayaa ]

0
667

Pakistan (DN):-Malaayiin ruux oo reer Pakistan ah ayaa maantau dareeray goobaha codbixinta si ay usoo doortaan dowlad kale oo rayid ah.In ka badan 100 milyan oo ruux ayaa isu diiwaan-gelisay codbixinta,waxaana ay soo dooran doonaan mudanayaasha baarlamaanka iyo wakiilada dowladaha hoose ee gobollada.Ku dhawaad 400 oo kun oo ciidamo millatari ah ayaa sugi doona amniga goobaha laga codeynayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here