SIR LA HELAY : Salman Oo La Ogaaday Inuu Juhi Chawla Guursan Rabay Balse Aabahed U Diiday Arin Shaaca Laga Qaaday!!

0
891

SIR LA HELAY : Salman Oo La Ogaaday Inuu Juhi Chawla Guursan Rabay Balse Aabahed U Diiday Arin Shaaca Laga Qaaday!!

Mega Star Salman Khan waa doobka ugu weyn Bollywoodka ee ilaa haatan anan guursan waana 52 jir markaan cimrigiisa sii weynaaday balse nasiibka halkaa dhigay.

Khan ilaa hada waxuu la’yahay gabadhii uu rabay noloshiisa gabdho badan ayaa soo mareen balse dhamaantoda wey is fahmi waayen oo wey kala tageen.

Hadba shabakada  Bollywoodlife ayaa sheeko xiiso leh soo heshay taaso ah in Salman hada kahor doontay atirishada Juhi Chawal ee 90-kii laga dambeyay sheekadan ma ahan mid dadkale laga soo xigtay ee Salman isagaa afkiisa ka cadeyay muuqaal lasoo helay ayuuna wareysigan ku sheega.

Marti galiyaha Tv-ga Salman ku casuumtay ee wareysiga la yeelanaysay xiligii 90-kii ayaa Salman weydiysay ilaa hada in uusan guursanin sido kalena waxa u qorsheesan iyo in uu atirisho ka hela waxuuna si qaas ah u weydiyay atirishada Juhi Chawla waxuuna ku jawaabay Sallu.

“Juhi waa gabar aad u wanaagsan aadna u qurux badan waan ka helay waxaan ka doontay aabahed si aan u guursado balse wuu iga diiday” wariyaha ayaa weydiyay sababta uu ugu diiday Juhi aabahed maadama Salman xidig weyn ahaa waxuuna ku jawaabay,”haka shifin arinka ma doonayo inaan daboola ka qaade.”

Martigaliyaha oo ahed haweeney ayaa suaal kale weydisay oo ah in uu la shaqeyay Juhi waxuuna Salman ku jawaabay,”maya lama shaqeenin wali balse waan jeclahay in aan la shaqeyo waana doonaya midaas.”

Dabcan wareygsigan waa kahor inta aysan wada sameenin filmkii Deewana Mastana ee uu Salman muuqaalka martida ah kulahaa mida kale hadalkaan Salman kasoo yeeray xaqiiq iyo kaftan midka uu yahay maanta waa lakala saari la’yahay ayadoo muuqaalkan YouTube-ka lagu faafiyay.

Fadlan hadii aad  dooneysa inaad daawato wareysiga muuqaal ahan halkaan ka daawo:

Source Filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here