DEG DEG : Prof Axmed Ismaciil Samater Oo Shaaciyey Sababta Uu Madaxweyne Muuse Biixi Xil Wasiir-nimo Ugu Magacaabi Waayey

0
988

DEG DEG : Prof Axmed Ismaciil Samater Oo Shaaciyey Sababta Uu Madaxweyne Muuse Biixi Xil Wasiir-nimo Ugu Magacaabi Waayey

Hargeisa (Dalmar-News):- Prof Axmed Ismaciil Samater Oo  Wareysi siiyey Telefishanka HCTV ayaa waxaa uu shaaciyey sababta uu madaxweyne xil wasiir-nimo ugu magacaabi waayey .

Prof Samater waxuu sheegay in markii golaha wasiirada la magacaabaayey ay madaxweynaha ka wada hadleen kaalinta uu dalka ka gali karo balse ay is waafaqi waayeen shuruudihii la soo hor dhigay iyo shuruudihii uu isagu watey , taasina ay sabab u noqotey in aan xil wasiir nimo loo magacaabin

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here