Cagaweyne Oo Hotellada Casriga Ah Ugu Faanay Magaalooyinka Kale

0
837

Cagaweyne Oo Hotellada Casriga Ah Ugu Faanay Magaalooyinka Kale Maayar xigeenka caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne ayaa sheegay in aanay maayarrada magaalooyinka Somaliland la tartami karin madaxda dawladda Hoose ee Hargeysa maaddaama aanay magaalooyinka kale lahayn hoteellou dhigma Ambasadoor, Maansoor, Grand Hotel iyo kuwa la midka ah.Waxa uu ka hadlayay barmaamij lagu qiimeeyay wasiirrada dalka oo lagu soo saaray kan ugu wanaagsan waxaanu sheegay in aanay marka horeba ahayn in magaalooyinka la tartan siiyo maaddaama hotelladan casriga ahi caasimadda ku yaallan oo aanay kuwo u dhigma lahayn magaalooyinka kale waa sida uu ku doodaye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here