Basaas U Dhalatay Dalka Ruushka Oo Lagu Qabtay Gudaha Waddanka Maraykanka

0
696

Basaas U Dhalatay Dalka Ruushka Oo Lagu Qabtay Gudaha Waddanka Maraykanka

(DLN-Washington)-Waaxda Caddaaladda ee dalka Mraaykanka ayaa sheegtay in Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Maria Butina shalay la so otaagay Maxkamadda Washington, kadib, markii lagu helay inay Basaas u ahayd dolwadda Raashiya.

Hadal ka soo baxay Waaxda Caddaaladda ayaa lagu sheegay inay Haweeneydaasi jebisay Shaarciga Maraykanka, isla markaana ay Maamulayaasha ka qarisay inay tahay Basaase u adeegaya Dowladda Raashiya

Haweeneydaasi oo 29-jir ah ayaa la sheegay inay xiriir la lahayd Shaqsiyaadka Maraykanka ee ka soo horjeeda Siyaasadda Maraykanka.

Xariga Haweeenydaasi ayaa la sheegay iyadoo ay Labada Madaxweyne ee Maraykanka iyo Raashiya kulan ku yeesheen caasimadda dalka Finland ee Helisinki.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here