Dayuurad ku burburtay duleedka Magaalada Pritoria ee dalka Koonfur Afrika

0
920

Dayuurad ku burburtay duleedka Magaalada Pritoria ee dalka Koonfur Afrika

Dayuurad ayaa goor dhow ku burburtay duleedka magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika sida ay sheegayaan wararka dalkaas naga soo gaaraya

Waaxda caafimaadka deg deg ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa barteeda Twitter-ka ku ku soo bandhigtay warar sheegaya in 20 qof ay ku dhaawacmeen shil dayuuradeed oo ka dhacay waqooyiga Magaalada.

Shilka ayaa ka dhacay degaan la yiraahdo Woonderboom oo uu ku yaallo garoon ay ku degaan diyaaradaha.

Faahfaahin lagama bixin sababaha keenay shiilkan iyo cida laheyd dayuuradan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here