Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaandheyn lama filaan ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

0
770

Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaandheyn lama filaan ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa caawa isku shaandheyn lama filaan ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay ku jiraan xubno cusub oo golihiisa ka mid ah.

Illaa 11 Wasiir ayaa isku shaandheynta ay saameysay, waxaa qaar ka mid ah loo kala bedelay wasaaradaha, halka kuwo kalena ay waayeen.

Wasiir Aadan Ibraahim Aw Xirsi oo ka mid ahaa xubnaha aadka ugu dhow Axmed Madoobe ayaa loo magacaabay Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga, waxaa uu horay u ahaa Wasiirka Dastuurka.

Halkan hoose ka akhriso wareegatada

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here