Madaxtooyada Somaliland Oo Laga Hawl-galiyey Shaqaale Tiro Badan Oo Dhinac Ka Raran Iyo Ceebaha Dul Hoganaya Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

0
981

Madaxtooyada Somaliland Oo Laga Hawl-galiyey Shaqaale Tiro Badan Oo Dhinac Ka Raran Iyo Ceebaha Dul Hoganaya Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxtooyada somaliland qortay shaqaale tiro badan oo dhinac ka raran.

Sida ay muujinayaan xogo la helayo xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa shaqaalihii ay hore uga dareerisay madaxtooyada somaliland ku badashay shaqaale intooda badani ay ka soo jeedo beesha madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Halkan Hoose Kaga Bogo Shaqaalaha Cusub Ee Laga Hawl Galiyey Madaxtooyada Somaliland, Xilalka Loo Dhiibay Iyo Deegaanada Ay Ka Soo Jeedaan.

No Magaca Qabiilka Xafiiska ama waaxda
1 Mubarik ismacil taani Awal/s.muse/jibril abokor Madaxwayaha
2 Mahad jaamac barkuud Warsangali Madaxwaynaha
3 Cabdifatax sulub cabdilaahi Awal /s.muse/reer samatar Agaasimaha
4 Cabdi shakur caydiid nuur Habaryonis/muse c/le qorshaynta
5 c/qani maxamud jiidhe Dhulbahante Protocolka
6 Hana mataan cumar xirsI Awal/s.muse /reer looge Xidhiidhka
7 Deeqa dhamac olol Toljecle Xidhiidhka
8 Axmed maxamed xasan Habaryonis/xirsi cisman IT-ga.
9 Hodan saxardiid Awal/c.muse/deeryahan Xisaabaadka
10 Axmedyasin sh cumar sh axmed Akisho Wacyi gelinta
11 Cabdirisaaq axmed ibraahin Ciidagale/reer adan cabdi Protocolka
12 Ibrahin c/qadir ibrahin (eagle) Samaroon Waciyigalinta
13 Axmed cumar axmed (timo) Toljecle Saxaafada
14 Saleebaan sahal xaaji h.jeclo/ Saxaafada
15 Axmed jaamac Awal/s.muse Saxaafada
16 Xamse axmed ismacil (sabri) Awal/s.muse Saxaafada
17 Guuleed cali Awal/s.muse Saxaafada
18 Ridwaan caydiid ismacil (akiid) Ciidagale/reer iidle Saxaafada
19 Maxamed ismacil salaam Habaryoonis saxaafada
20 Amaal maxamed Ciidagale/reer guuleed Protocolka
21 Naasir aadan nuur Awal/s.muse/reer samatar Darawalka MBC
22 Jaamac nuur ibraahin Awal/ciise muuse Darawal
23 Cabdi xasan siciid Awal/s.muuse Darawal
24 Mustafe maxamed cabdilaahi Awal/s.muse Darawal
25 Cabdiraxman maxamud cabdi Awal/s.muse Darawal
26 Cumar cabdilaahi maxamuud Awal/s.muse Darawal
27 Xuseen faarax jaamac Awal/s.muse/c/raxman Darawalka Marwada
28 Ayuub axmed bulaale Awal/s.muse Darawalka ina xashi
29 Khadar xaashi daahir Awal/s.muse Makaanik
30 Maxamud ismacil cisman Awal/afgaab muuse Dhexmare
No Qabiilka Tirada %100
1 Awal 17 % 56
2 Habarjeclo 1 % 3
3 Samaroon 1 % 3
4 Garxajis 6 % 18
5 Toljecle 2 % 6
6 Harti 2 % 6
7 Akishe 1 % 3
8 TOTAL 30

+++++++++++++++++++++++++++++++++++=

Shaqaalihii hore ee la soo celiyay qaarkoodna la magacaaabay

No Magaca Qabiilka Xafiiska ama waaxda
1 Farxaan maxmuud carab Awal/s.muse/c/le abokor Archive yada
2 Sacad sheikh muuse qaalib Awal/s.muse/jibril abokor maamulka
3 Cabdiqaadir muxumed xasan Awal /afgaab muuse Maamulka
4 Maxamed maxamud axmed Awal /s.muse/ makahil Golaha wasirada
5 Cabdilaahi dayib askar Awal /s.muse c/le abokor Xidhiidhka
6 Rooda cabdi ibraahin Awal/s.muse /makahil Archive yada
7 Fuad cabdi xirsi Awal /s.muse/jibril abokor xidhiidhkak
8 Cabdifatax maxamed axmed Awal /ciise muse Kaalinta
9 Cabdale cumar cisman Awal/s.muse /j. abok Qorshaynta
10 Adan maxamed cismaan Habarjeclo/adan madobe Xidhiidhka
11 c/raxman maxamud cawad Habarjeclo/udruxmin Darajo bixinta
12 c/jibar aadan cabdi Habarjeclo/axmed farax Saadka ciidanka
13 Cabdilaahi yuusuf axmed Habarjeclo/axmed faarax Protcolka
14 Bashiir meecaad Samaroon Saadka ciidanka
15 Cabdilaahi jiidhe Dhulbahante Saadka ciidanka
16 Xasan axmed ibraahin Ciidagale/reer gobdoon Madaxwaynaha
17 Deeq cabdi maxamed Ciidagale/yoonis Kamaradaha
18 Sadaam maxamed axmed Awal/s.muse reer shirdon saxaafada
19 Xuseen cabdala xasan Carab Protocolka
20 Maxamud cabdi faarax Warsangali Protocolka
21 Abokor axmed cigaal Habar jeclo/axmed faarax Saxaafada
22 Naasir cabdi cismaan Habaryoonis/cali sicid Makaanik
23 Maxamed muse xuseen Ogaadeen Darawal
24 Ibrahin maxamed xayd Awal/s.muse Babur maydhe
25 Cali cismaan caabi Awal/s.muse Babur maydhe
26 Ismacil maxamed ciid Awal/s.muse c/le abokor Korontada
27 Axmed yasiin cabdilaahi Awal/s.muse/c/le abokor Beerta
28 Maxamed abiib banbaas Awal/s.muse/c/le abokor Beerta
29 Maxamed cali xasan Awal/s.muse/c/le abokor Beerta
30 Yuusuf cabdi cali Awal/s.muse/c/le abokor Beerta
31 Farxan dhinbil yuusuf Awal/s.muse Beerta
32 Xamse maxamed cali Awal Beerta
33 Cali axmed buuni Awal/s.muse/jibril abokor Beerta
34 Mawliid muse yasiin Awal/c.muse Beerta
35 Niciima cabdi axmed (Galiixe Awal/c.muse Siyaasada
No Qabiilka Tirada %100
1 Awal 22 % 62

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here