Atirishadii 90-kii Sonali Bendre Oo Laga Helay Cuddur-ka Kansarka Xaaladeeda Caafimaadna Halis Kujirta!!

0
1298

Atirishadii 90-kii Sonali Bendre Oo Laga Helay Cuddur-ka Kansarka Xaaladeeda Caafimaadna Halis Kujirta!!

Sonali Bendre waa mid kamid ah atirishooyinkii 90-kii Bollywoodka caanka ka ahaayen xidigtaan waxay shaaca ka qaaday in laga helay Cuddurka Kansarka nooca sida dhaqsida ah jirka ugu faafa.

Sonali waxay baraha bulshadas oo dhigtay qoraal ay ku shaacineyso arinkaan sido kalena ay sheegtay inee la dagaalami doonto cuddurkaan waxayna tiri.

“Mararka qaar nolosha adigoo iska faraxsan waxna kaa maqneen aye wax walbo is bedelayaan daqiiqdo gudahooda, waxaa la iga helay cuddurka Kansanrka nooca jirka dhaqsida ku faafa (High Grade Cancer) waana mid awood uleh inuu si dhaqsi leh jirka oodhan ugu faafa (Metastised).”

“Waxaa igarab joogaan qoyskeyga iyo asaxaabteyda waana la dagaalami doonaa maadama dhaqaatiirta ay iisheegan in si deg deg ah aan isku daweeyo kana hortago inta uusan jirka oodhan saameenin waxaan u amba baxayaa New York oo aan daawo fiican ka rajeenaayo.”

Sonali xaaladeeda ka gaarasho aye leedahay inkastoo Kansarka nooca hayo uu yahay mid awood uleh inuu si dhaqsi leh usaameyo balse wax walbo intee cusub yihiin aye ka gaarsho leeyihiin mar hadii uu ku noqdo Metastised oo ah marka Kansarka jirka oodhan ku faafo unugyada oodhana saameeyo markaas xaalada wey adkaaneysaa.

 

Filimside

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here