DAAWO : Ururka ONLF Oo Shaaciyey Cida Sii Deysay Cabdkariim Qalbi Dhagax ..” Somaliya Inuu Sii Xidhnaado Ayey Dooneysay

0
800

DAAWO : Ururka ONLF Oo Shaaciyey Cida Sii Deysay Cabdkariim Qalbi Dhagax ..” Somaliya Inuu Sii Xidhnaado Ayey Dooneysay

Addis Ababa (Ilays-News):- Ururka ONLF ayaa beeniyey hadal maalintiisabtida uu sheegay safirika Itoobiya ee Soomaaliya Jamaaluddiin Mustafa Cumar oo ahaa in Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax lagu sii daayey codsi ka yimid dawladda Soomaaliya.

Afhayeenka ururka ONLF Caddaani Hirmooge oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku lahayn sii daynta Qalbi-Dhagax.

Dawladda Soomaaliya ayaan weli si rasmi ah uga hadlin sii daynta Cabdikariim Qalbi Dhagax, islamarkaana VOA weli kuma guuleysan inay khadka teleefonka ku hesho mas’uuliyiinta dowladda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=ldjXknmozKs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here