Daaawo Sawirada : Xaflad Heerka Sare Ah Oo Loogu Dabaal Dagayo Guudha Filmka Sanju Habeen kii Xalay 

0
1014

Daaawo Sawirada : Xaflad Heerka Sare Ah Oo Loogu Dabaal Dagayo Guudha Filmka Sanju Habeen kii Xalay

Kooxda filmka Sanju waxay dhigteen xaflad heer sare ah habeenimadii xalay ahed oo ay ugu dabaal dagayaan guusha weyn ee mashruucooda gaaray iyo ganacsi waalida ah ee uu sameenayo.

Shaki kuma jiro Sanju inuu noqonaayo Blockbuster-ka qeybtii hore sanadkaan ugu weyn maadama uu ganacsi wacan sameenayo ayadoo fasax qaran uusan jirin.

Xafladan ay dhigteen kooxda Sanju waxaa kasoo qeyb galeen isla howl wadeenadii filmka iyo asaxabtooda qaaska sida Ranbir Kapoor, Dia Mirza, Rajkumar Hirani, Manisha Koirala iyo kuwa kale oo badan.

Nala Daawo Sawirada Aan Kasoo Helnay Xaflada Jilayaashan Ku Kulmeen:

Ranbir-Kapoor

3

Arshad

Dia

Dia-1

Karishma-Tanna

Manisha-Koirala

Manisha-Koirala-1

Rajkumar-Hirani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here