DAAWO : Cabdikariim Qalbi Dhagax Oo Maanta Hadley Shaaciyey-na Cidii Ka Danbeysay Ka Xadhigiisa

0
1175

DAAWO : Cabdikariim Qalbi Dhagax Oo Maanta Hadley Shaaciyey-na Cidii Ka Danbeysay Ka Xadhigiisa

 

Addis Ababa (Dalmar-News):- C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ayaa

markii u horeysay ka soo muuqday muuqaal la soo geliyay baraha bulshada, kaddib munaasabad qado ah oo loogu sameeyay magaalada Addis Ababa.

C/kariin Qalbi Dhagax ayaa uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed sida ay ugu dhiidhiyeen qabashadiisa iyo dulmigii loo geystay.

 

Waxaa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan ay yihiin hal umad, isagoo xusay inay dad yar ka dambeeyeen qabashadiisa, inkastoo aanu soo hadal qaadin shaqsiyaadkaas.

“Shacabka Soomaaliyeed ee aad uga dhiidhiiyay jariimadii ay ashqaas yar i geysatay, waxay muujiyeen damiir walaalnimo oo Soomaali oo dhan mideeyay oo runtii taariikh lama ilaawaan ah, oo ku tuseysa in dadka Soomaaliyeed ay walaalo yihiin meel kasta ay joogaan”ayuu yidhi Qalbi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=Jt6P8LVqd-I

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here