DAAWO : Muj Boobe Oo Si Xun U Karbaashey Raysal Wasaare Xassan Cali Khayre

0
792

DAAWO : Muj Boobe Oo Si Xun U Karbaashey Raysal Wasaare Xassan Cali Khayre

 

Hargeisa (Dalmar-News):-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu ka hadley hawda ay dawlada Somaliya sheegtay in ay la wareegtay waxaana arintaasi ku sifeeyey arinaan jirin

Sidoo kale Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey madaxweynaha iyo raysal wasaaraha dalka Somaliya

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://www.youtube.com/watch?v=l5KEZbiAgKM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here