Dabley Hubaysan Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Saldhiga Booliska Ee Magaalada Laascaanood

0
898

Dabley Hubaysan Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Saldhiga Booliska Ee Magaalada Laascaanood

 

Laascaanood (Dalmar-News):-Dablay aan ilaa hadda haybtooda la aqoonsan ayaa saddexdii habeenimo ee xalay weerar ku qaaday saldhiga booliska ee magaalada Laascaanood.

is-rasaasaynta ayaa waxa soo gaadhay salaadii subax sidda ay warar xog-ogaal ahi u sheegeen warbaahinta Barigaafrikanews.com, lamana oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkan.

Mas’uuliyiinta gobolka Sool iyo madax ciidanka booliska ayaan wali ka hadal weerarkan iyo khasaaraha ka dhashay.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco halkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here