DAAWO : Dhacdo Layaab Leh Oo Dhex Martay Salman Khan Iyo Waardiyihiisa Shera Muuqaal Xalay Laga Duubay Maantana Internet-ka Qabsaday

0
950

DAAWO : Dhacdo Layaab Leh Oo Dhex Martay Salman Khan Iyo Waardiyihiisa Shera Muuqaal Xalay Laga Duubay Maantana Internet-ka Qabsaday

 

 

Mega Star Salman Khan waxuu habeenimadii xalay ahed u duulay ama u safray Mareekanka isagoo doonayo inuu halkaasa kusoo qabto bandhigiisa caanka ah ee Da-Bangg Tour

 

 

Salman oo ah shaqsi kaftan badan waxuu xalay la kaftamay ilaaliyihiisa qaaska ah ee Shera kaaso Salman mudo badan u shaqeenayay hadana kamid noqday qoyska Sallu.

 

 

 

Waxay ahed xili Salman gaariga kasoo degenaayey goobtana saxaafada ayaa buuxday oo Salman muuqaalo iyo sawiro ka qaadanaayen, Shera ayaa iskudayey inuu Salman amaankiisa sugo wadadana u baneeyo markii uu gaariga kasoo degey .

 

 

Balse Salman ayaa la kaftamay Shera waxuuna kuyiri ina hor qabo ama adi hormar waxaa sidaa dhahaayo Salman waxuun ku dhahaa Shera, balse Shera ayaa ku jawaabay maya adi hormar oo ina hor qabo.

 

 

 

Salman kama daalayo inuu ku cel celiyo isagoo doonayo in Shera meesha kaabo ka noqdo isagana hormaro balse Shera ayaa is celin weynaayo qosolna la dhacaayo maadama Sallu uu kaftan badan ku garnaaayo, muuqaalkan ayaa maanta noqdya mid Internet-ka lagu faafiyo qof walbana markuu daawaday Salman ku qoslaayo.

 

 

 

Halkaan hoose ka daawo hadii aad dooneyso Salman sida uu shaqaalihiisa ula kaftamaayo:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here