DAAWO : Baadhitaan Oo Lagu Sameeyay Dilkii Askarta Soomaaliya Ee Sannadkii 1978-ka (Galka Baadhista)

0
1438

DAAWO : Baadhitaan Oo Lagu Sameeyay Dilkii Askarta Soomaaliya Ee Sannadkii 1978-ka (Galka Baadhista)

 

 

 

 

 

 

 

 

Horraantii sannadkii 1978-kii ciidamada Soomaaliya ayaa waxay gudaha ugu jireen weerarkooda ay horey ugu sii socdeen Itoobiya, oo markaas dagaal uu kala dhaxeeyey Soomaaliya.

 

Dhinaca kale dawladda Itoobiya oo ay taageerayaan xulafadii Ruushka, Cuba, Yemen iyo waddamo kale waxay weerarro ku qaadayeen fadhiisimada safka hore ay ku leeyihiin ciidamada Soomaaliya.

Ciidammada cirka ee Itoobiya ayaa duqeeyey saldhig ku yaalla meel ku dhow Jigjiga, iyagoo waxyeello culus gaarsiiyay ciidankii iyo taangiyo ay Soomaaliya lahayd.

 

 

 

Intii uu dagaalkan socday waxa dhacay fal ay saraakiisha sare ee ciidamada dawladda Soomaaliya ku khaarajiyeen askartii ugu badnayd ee Soomaali ah ee hal mar lagu laayo goob keliya,

 

 

 

Halkan hoose kaga barnaamijka Galka Baarista oo ku saabsan falkaasi waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here