DEG-DEG : Sanjay Dutt oo laga helay kansarka sambabada waliba heerka sadaxaad

0
1248

DEG-DEG : Sanjay Dutt oo laga helay kansarka sambabada waliba heerka sadaxaad

Sanjay Dutt waxaa laga helay kansarka sanbabada ee heerka 3aad. Wuxuu u duulay Mareykanka si loo daweeyo.

Sanjay ayaa xaalad degdeg ah galay waxuuna u duulay USA si loogu daweeyo Saaxiib dhow ayaa shaaca ka qaaday, “Baba Wuu xanuunsanyahy, Wuxuu leeyahay caruur aad u yar, Nasiib wanaag, waxay hadda ku sugan yihiin Dubai iyaga iyo hooyadood, Laakiin warkan foosha xun waxay u ahayd dhibaato.

” Thoits Dutt aad ayuu uxanuunsaday isagu sidoo kale kalsooni ayaa nagu jirto bogsashadiisa waa siduu hadalka udhugay. Saaxiibkii baa yidhi, Waa wax la bogsiin karo. Wuxuu u baahan yahay daaweyn degdeg ah oo adag oo uu isla markaaba baxo. ”

Toddobaadkan horaantiisii, Dutt wuxuu ku jiray isbitaalka Lilavati ee magaalada Mumbai kadib markii uu ka cawday neefsashada. Tijaabooyin buuxa ayaa la sameeyay natiijooyinkaan Xanuunja waxay yimaadeen maanta.

Isla markii ay soo baxday warka xanuunka Sanjay Dutt ayaa sii faafay, saaxiibbada sida Amitabh iyo Abhishek Bachchan iyo Salman Khan ayaa lasoo xariiray. Laakiin Sanjay Dutt wax niyad ah kuma uusan qabin wicitaanada. Kaliya waa la fahmi karaa.

Waxaan u rajeyneynaa soo kabasho dhameystiran!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here