Brazil Oo Ka Baxaysa Xubannimada Hay’adda Caafimaadka Aduunka Ee WHO + Hanjabaada Madaxweyne Jair

0
349

Brazil Oo Ka Baxaysa Xubannimada Hay’adda Caafimaadka Aduunka Ee WHO + Hanjabaada Madaxweyne Jair

Madaxweynaha dalka Brazil Jair Bolsonaro ayaa ku hanjabay in dalkiisu uu ka baxayo xubinnimada hey’adda caafimaadka Adduunka ee WHO.

Madaxweynaha ayaa hey’adda ku eedeeyay inay siyaasadeysay ka hor tagga cudurka Coronavirus, kaas oo kiisaska laga helay dalkiisa ay sii kordhayaan.

In kabadan 34,000 qof ayaa xanuunka COVID-19 ugu geeriyootay gudaha dalka Brazil, taas oo ka dhigtay wadanka 3-aad oo dadka ugu badan xanuunkan ay dunida oo dhan ugu dhinteen.

Kiisaska laga helay guud ahaan caalamka ayaa ka batay 6.7 milyan ooxaladood, halka dad ku dhaw 400,000 oo qofna ay u dhinteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here