Mudaharaadyo Rabshado Wata Oo Ka Bilaabmay Dalka Jabuuti

0
379

Mudaharaadyo Rabshado Wata Oo Ka Bilaabmay Dalka Jabuuti

Waxa Badi magaaloyinka Dalka Jabuuti ka bilawday Mudaharaado Rabshado wata oo looga soo horjeedo Sidii loola dhaqmay askarigii soo duubay muuqalka.

Magaalooyinka qaar ee Dalkasi Jabuuti ayaa waxa ka dhacay Banaanbaxyo isku xidhan oo looga soo horjeedo sida loola dhaqmay askari xabsiga kasoo duubay muuqal oo sheegey in uu ku xidhan yahay suuli dhexdeed.

Shacabkan mudaharaadaya ayaa waxa ay jidadka ku gubeen Taayiro waxana is qabsaday uurada qiiqa iyadoona shacabkasi mudaharaadaya ay jabiyeen xayiradii xanuunka Coved-19.

Ciidamada amaanka Dalka Jabuuti ayaa kala dareerinaya dadkasi mudaharaadaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here