DAAWO : Xukuumada Oo Shaacisay Khasaaraha Roobab Galabta Hargeysa Ka Da,ay

0
850

DAAWO : Xukuumada Oo Shaacisay Khasaaraha Roobab Galabta Hargeysa Ka Da,ay

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka arimaha gudaga , wasiirka Warfaafinta , Taliyaha ciidanka Booliska , Badhasaabka Hargeysa ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen khasaaraha ka dhashay roobab xooganaa oo galabta ka Da,ay magaalada Hargeysa

Wasiirka arimaha  gudaha ayaa sheegay in inta ay ilaa hada ay ogsoon yahiin  ay roobabkaasi ka dhasheen khasaare nafeed iyo maalba waxaana ku dhintey 5 qof halka 9 qofoo kale-na la bad baadiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here