DAAWO : Ciidanka Booliska Oo Ka Hadley Sababta Ay U Xidheen Xildhibaan Dhakool

0
588

DAAWO : Ciidanka Booliska Oo Ka Hadley Sababta Ay U Xidheen Xildhibaan Dhakool

Hargeysa  (Dalmar-News):- Taliska ciidanka  booliska Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu faah faahiyey sababta ay  xalay xabsiga u dhigeen xildhibaan Dhakool oo ka mid ahaa mudanayasha golaha wakiilada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here