Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Ramadaankii 7-Aad Ku Dhex Soomayo Xabsiga

0
502

Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Ramadaankii 7-Aad Ku Dhex Soomayo Xabsiga

Madaxweynihi hore ee dalkaasi, Maxamed Mursi ayaa la sheegay inuu sannadkiisii 7-aaad bisha Ramadaan ku dhex qaadanayo Xabsiga dhexdiisa, sidaas waxaa sheegay Qoyskiisa.

Maxamed Mursi oo xilka laga tuuray sannadki 2013-kii, hal sanno kadib, markii xilkaasi hayey ayaa la sheegay inuu ka cabanayo xaalladda Xabsiga, waxayna qoyskiisa ugu baaqeen Beesha Caalamka in taageero laga geysto sidii loo sii dayn lahaa.

Dhinaca kale, Maxamed Mursdi wiilkiisa oo lagu magacaabo Usaama ayaa isgana Ramadaankii 3-aad weli ku xiran Xabsiga, waxaabna u uu xiran yahay isagoo u ololeynayey in Aabihiisa la sii daayo.

Dhinaca kale, Dowladda Masar waxay ku eedeysaa Madaxweynihii xilka laga tuuray ee xiran, Maxamed Mursi inuu xubin ka yahay Ururka Akhwaanul-muslimiinka oo laga mamnuucay dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here