DAAWO : Mayaarka Ceerigaabo Oo Si Kulul Uga Hadley Xaalada Deg Dega Ah , Shaaciyey-na Xisbiga Uu ka Tirsan Yahay

0
735

DAAWO : Mayaarka Ceerigaabo Oo Si Kulul Uga Hadley Xaalada Deg Dega Ah , Shaaciyey-na Xisbiga Uu ka Tirsan Yahay

Hargeysa (Dalmar-News):- Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaaladii deg dega aheyd ee dhawaan madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyin ka tirsan gobalka Sanaag .

Maayar Ismaciil ayaa si adag uga soo hor jeestay  xaaladaas deg dega ah isla markaana ku sifeeyey mid dano gaar ah laga leeyahay

Sidoo kale Maayarka Ceerigaabo ayaa shaaciyey in uu ka tirsan yahay isla markaana uu taageersan yahay xisbiga Waddani

Halkan Hoose  Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here