Maamulka Puntland Oo Shaaciyay Wakhrtiga La Dhegaysanayo Dacwadii Kiiska Caasha Iliyaas Xili Ay Qoyskeedii Xaalada Amni Daro Uga Qaxeen Puntland

0
489

Maamulka Puntland Oo Shaaciyay Wakhrtiga La Dhegaysanayo Dacwadii Kiiska Caasha Iliyaas Xili Ay Qoyskeedii Xaalada Amni Daro Uga Qaxeen Puntland

Xeer Ilaalinta Mamulka Puntland ayaa waxa ay shacisey in dhawaan Maxkmad la hor-keenio doono tiro dad ah oo loo heysto kufsigii iyo dilkii Magalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan.

Mid ka mid ah Xeer Ilaaliyaasha Maamulka Puntland ayaa sheegay in Maalinta sabtida ah ee soo socota uu furmi doono dhageysiga kiiska dacwada ah e loo heysto dadkii ka dambeeyey Kufsiga iyo dilka Caaisha.

Waxa uu sheegay in kiiskaas loo haayo ilaa 10 Eedeysane,isla markaana dhawaan Maxkamad lasoo taagi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here