Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaasi Oo Hore Loogu Xidhay Arimo Musuq

0
588

Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaasi Oo Hore Loogu Xidhay Arimo Musuq

Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee W Warfaafinta Wasiirka Cusub ee Wasaardda Warfaafinta JSL Maxamed Muuse Diiriye ayaa Xilkii ka qaaday Agaasimahii waaxda Maamul iyo lacagta ee Wasaaradda Warfaafinta Wacyigelinta JSL Xassan Xaaji Maxamuud , Geesta kale Wasiir Maxamed Muuse Diiriye ilaa hadda Ma jiro masuul uu xilkaas si rasmi ah ugu magacaabay

Waxaase jira masuul madaxda Wasaaradda katirsan oo la ii xaqiijiyay inuu Wasiirku si ku meelgaadh ah Buuxinta xilkaas uu ugu igmaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here