“ Xildhibaanada Golaha Deeganka Looguma Yeedhi Doono Magaca Xildhibaan ….” Xeer Loo Gudbiyey Golaha Wakiilada Somaliland

0
524

“ Xildhibaanada Golaha Deeganka Looguma Yeedhi Doono Magaca Xildhibaan ….” Xeer Loo Gudbiyey Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeysa (Dalmar-News):- Xukuumadda Somaliland ayaa golaha wakiillada u gudbisay xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka oo wax ka bedel ay ku samaysay. waxyaabaha la bedelay waxa ka mid ah.

in dhamaman xildhibaanada goleyaasha deegaanka magaalooyinka dalku aanay xasaanad yeelan doonin marka laga reebo maayirka iyo ku-xigeenkiisa.

magaca Xildhibaan looguma yeedhi doono taas bedelkeedana waxa la odhanayaa xubno gole deegaan.

sharcigan weli wakiiladu ma ansixin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here