DAAWO : Wasiir Guribarwaaqo Oo Iska Difaacay Warar Laga Faafiyey

0
533

DAAWO : Wasiir Guribarwaaqo Oo Iska Difaacay Warar Laga Faafiyey

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo oo caawa ka hadlaayey munaasibad ay qabsatey Jaamacada Gollis ayaa waxaa uu beeniyey warar la isla dhex maraayey 24 Sacadood ee ugu danbeeyey kuwaas oo ahaa in wasiirka loo xidhay arimo Musuq maasuq

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here