Agaasimihii Warfaafinta Ee Shalay La Xidhay Oo Dib U Helay Xoriyadiisii

0
510

Agaasimihii Warfaafinta Ee Shalay La Xidhay Oo Dib U Helay Xoriyadiisii

Hargeysa (Dalmar-News):- Agaasimihii Iscasilay ee  ee wasaarada Warfaafinta Somaliland Dr Cismaan ee maalintii shalay aheyd  la xidhay ayaa maanta dib loogu soo celiyey xoriyadiisa .

Ilaa hada xukuumadu may cadeyn sababta ay masuulkan  marka hore ay xabsiga u dhigtey iyo sababta ay iminka dib xoriyadiisa ugu soo celisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here