Madaxweynaha Kazakhastaan oo 30 sano kadib iskiis shaqada uga Tagay

0
562

Madaxweynaha Kazakhastaan oo 30 sano kadib iskiis shaqada uga Tagay

Madaxweynaha Kazakhstan Nursultan Nazarbayev ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka kadib 29 sano oo maamulka hayay.

Qudbad uu ka jeediyay Tv-ga dowlada talaadada maanta ah ayuu sheegay in uu qaatay go’aan adag,balse ma uusan sheegin sababta ka Danbeysa.

Waxaa go’aan saday in aan soo gaba gabeeyo shaqada aan hayay Nazarbayev iyadoo ay dhaqan gali doonto 30 bihan Janaayo.

Madaxweynaha Kazakh oo qeyb ka ahaa in dal madax banaan in uu noqdo wadankaan ayaa sheegay in uu doonayo in uu fursad siiyo dhalinyarada ku cusub saaxada Siyaasada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here