Booliiska London Oo Sare U Qaaday Ammaanka Masaajidda Kadib Weerarkii New Zealand

0
516

Booliiska London Oo Sare U Qaaday Ammaanka Masaajidda Kadib Weerarkii New Zealand

London (Dalmar-News):- Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa sheegay “in booliis muuqda” maanta la gayn doono agagaarka masaajidda iyadoo dadku ay aadayaan salaadda Jimcaha. Wuxuu intaas ku daray in askarta la gaynayo ay ka mid noqon doonaan ciidammada loo tababaray in ay ka jawaabaan weerarrada hubaysan.

“London waxay garab taagan tahay dadka magaalada Christchurch , xiligan ay wajahayaan weerarkan argagisada ee qaabka daran” ayuu soo qoray duqa magaalada London Sadiiq Khan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here