DEG DEG : Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Saaka Ka Baxay Hargeysa

0
844

DEG DEG : Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Saaka Ka Baxay Hargeysa

Hargeysa (Dalmar-News):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay saaka ka anba baxeen magaalada Hargeysa .

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa ku sii jeeda magaalada Darar Weyne gaar ahaan iskuulka Toobabarka ciidamada oo ay ku jiraan dhalinyaro dhawaan xukuumadu u xareysay Barnaamijka shaqo qaran

Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doona munaasibad dhalinyartaas loogu furaayo barnaamijka shaqo qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here