DEG DEG : Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Oo Madacweyne Muuse Biixi U Gudbiyey Warqad Is Casilaada + Magaciisa Iyo Xilka Uu Hayo

0
658

DEG DEG : Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Oo Madacweyne Muuse Biixi U Gudbiyey Warqad Is Casilaada + Magaciisa Iyo Xilka Uu Hayo

Guugulaha geeska oo ah bog dhexe oo lagu daabaco wargeyska Geeska Afrika oo kasoo baxa magaalada hargeysa ayaa saaka sheegay in wasiir ka tirsan xukumadda somaliland uu warqadii is-casilada u gudbiyay madaxweyne BIIXI

Wargeysku wuxu qoray in Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xasan Yusuf Ismaaciil uu madaxweynaha somaliland uu u gudbiyay warqadii shaqo ka tagista, isagoo sabab uga dhigay inuu xanuusanayo isla markaana loo baahan yahay inuu nasto.

Related image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here